
Aragtidaada dhiibo! Waan dhegeysaneynaa….
Ma haysataa moobayl? Ma firfircoon tahay baraha bulshada? Ma kugu adag tahay inaad internetka gasho? Mise waxaad rabtaa inaad si dijitaal ah u firfircoonaato? Dunida internetka waxay kuu haysaa fursado badan! Markaa waa muhiim in adduunka dijitaalka ah uu noqdo jawi saaxiibtinimo leh. Wax walba waa inay ahaadaan kuwo caddaalad ah oo ammaan ah. Ma ogtahay in qof walba uu leeyahay xuquuq adduunka dijitaalka ah? Adigana sidoo kale. Aan CIYAARNO oo aan ra'yigaaga dhiibno!

Fikradayda ku saabsan noloshayda dhijitaalka ah
Dhibaatooyinka aan ku qabo noloshayda dhijitaalka ah
Waa maxay waayo-aragnimadaada iyo dhibaatooyinkaaga noloshaada dhijitaalka ah?
Taageeradayda noloshayda dhijitaalka ah
Rabitaankeyga adduunka dhijitaalka ah
Waad ku mahadsan tahay ra'yigaaga. Waan dhegeysaneynaa!


Aynu ciyaarno!
Ma rabtaa inaad ogaato sida loogu ciyaaro kaadhadhka Xuquuqda Carruurta ee Dijital ah? Daawo filimkeena…

Sheekaysi & Su'aalo
Ma rabtaa inaad ogaato xuquuqdaada? Tag sheekaysigayaga oo ciyaar Su'aalaha Xuquuqda Carruurta ee Dijital ah.
Fur koodka
